fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaBadhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

Badhasaabka Sool Oo Bulshadda Ku Hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidul-Adxaa

    

Guddoomiyaha gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana gobolka Sool ku hanbalyeeyay munaasibadda Ciidul-Adxa.
Waxaanu ALLE SWT uga baryay bulshadda gobolkaasi in ay ciidan iyo ciiddo kale oo badan ba ku gaadhaan nabad qab, barwaaqo iyo bash bash.
Geesta kale guddoomiyaha ayaa ka hadlay xaaladda nabadgeliyo ee gobolka Sool oo uu sheegay in ay wanaagsan tahay.

<span;>DAAWO: GUDDOOMIYAHA OO ARRIMAHAAS KA HADLAYA:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)