24.3 C
Hargeisa
Friday, January 27, 2023

Wasiirka Deegaanka Oo Ka Hadashay Dhibaato Ka Dhacday Dooxadda BIJI

Wasiirka Deegaanka

    

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa sheegtay in ay xal laga gaadhay dhibaato ka taagnayd dooxa Biji oo ku yaalla Woqooyiga.

Halkaasoo maalmihii u danbeeyay ay ka taagnayd dhibaato u dhaxaysay dadka deegaanka, kuwaasoo Gubay, isla markaana baabiiyay dhul aad u fara badan oo ay markii hore si sharci darro ah u ooteen dadka deegaankaasi.

Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, oo maanta shir jaraa’id ku qabatay xafiiskeedda waxa kaloo ay sheegtay  in dooxa Biji oo ku yaalla meel ay ku kulmaan saddexda gobol ee Gabiley, Maroodijeex, iyo Awdal.

Kaasoo sidan oo kale ay ka dhacday sanadkii 2017-kii, balse la soo af-jaray kadib markii ay xukuumadda Somaliland iyo odayaasha iyo waxgaradka deegaamadaasi ka hawl galeen.

Sidoo kale isla dhacdadan danbe ee cusub waxaa  si wada jir ah uga wada hawl galeen maamulka gobolka Maroodijeex, oo ay wehelinayeen cuqaal, waxgarad

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta