fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaSomaliland: Golaha Guurtidda Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Dhaqaalaha Dalka

Somaliland: Golaha Guurtidda Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Dhaqaalaha Dalka

    

Mudaneyaasha golaha Guurtidda jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay xeerka ganacsiga, dhaqaalaha dalka iyo maalgashiga.

Waxaanay xildhibaanadii doodda xeerkaasi ka qayb qaatay soo jeediyeen in wadankeenu aanu lahayn wax wershado ah, isla markaana wershadii keliyahayd ee Sibidhkuna ay fadhido.

Taasoo ay tilmaameen in haddii la kiciyo oo ay shaqayso in aynu kaga maarmi lahayn waxyaabo badan oo imika wadanka dibadiisa la inooga keenno sida Sibidhka, Istanbarka iyo waxyaabo kale.

Fadhiga maanta ee golaha Guurtidda Somaliland oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayay xildhibaanadii doodda ka qayb qaatay waxay soo jeediyeen in haddii aanay ganacsatadu dalku maalgashanaynin wershadda Sibidhka in ay dawladu ku wareejiso maalgashadeyaal shisheeye.

 

DAAWO: Doodii Xildhibaanadda Guurtidda Ee Xeerka Dhaqaalaha:

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)