fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaGollaha Guurtida oo Xukuumadda Ugu Baaqday Maalgelinta Wershada Sibidhka Berbera

Gollaha Guurtida oo Xukuumadda Ugu Baaqday Maalgelinta Wershada Sibidhka Berbera

   Golaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay xukuumadda iyo ganacsatada dalka u soo jeediyay in la kiciyo wershada Sibidhka ee Berbera taasi oo xidhan muddo soddon sanno ah.

Guddoomiyaha gollaha Guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in Maalgelinta Warshada Sibidhka ee Berbera ay muhiim tahay in la howl-galiyo.

Xildhibaanadda aqalka Guurtida, ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay si degdeg ah u maalgashadaan wershada ama ay xukuumaddu ku wareejiso shirkaddo shisheeye oo maalgelin ku sameeya si loo hawlgeliyo.

Geesta kale, mudanayaasha gollaha Guurtida, ayaa shirkadda ka codsaday in loo yeedho wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Siciid Sulub Maxamed oo qaranka ugu masuul isha dhaqaale ee dalka ugu weyn.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir