fbpx
Tuesday, December 5, 2023
HomeWararkaCiidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Digniin Adag Diray

Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Digniin Adag Diray

    

Taliska guud ee ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland, ayaa waxaa ay digniin adag u direen dadka ku nool deegaanada Xeebaha ee Somaliland.

Waxaa sidaasi lagu sheegay War-murtiyeed ka soo baxay Taliska ciidanka ilaalada xeebaha iyo difaaca baddaha Somaliland.

Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland, Admiral Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa uga digay dadka degan deegaanada xeebaha Somaliland in ay ajaanibta ka caawiyaan dhoofinta duurjoogta iyo keenista kootarabanka uu ka mid yahay hubku, sida lagu sheegay war-murtiyeedka ka soo baxay ciidanka ilaalada xeebaha.

Sidoo kale, Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland Admiral Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), ayaa ciddi lagu helo danbigaas muwaadin iyo ajaaniba sharciga la horgayn doono ciqaab adagna ay mutaysan doonaan sida xeerku dhigaayo, sida qoraalka lagu sheegay.

Qoraalka, ayaa lagu sheegay in Taliye Xiirane uu farayo Dhammaan taliyayaasha saldhigyada, barada hoos yimaada in ay fiiro gaara ah ay u yeeshaan si gaarana ula socdaan una ilaaliyaan xeebaha Somaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)