fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaDEG DEG: Dab Xoogan oo Gaystay Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeedba oo...

DEG DEG: Dab Xoogan oo Gaystay Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeedba oo Ka Kacay Hargeysa

    

Dab xoogaan oo gaystay khasaare nafeed iyo Mid Hantiyeedba, ayaa waxaa uu goordhawayd uu ka kacay magaalada Hargeysa.

Dabkan, ayaa waxaa la sheegay inuu ka kacay Guri yaala xaafadda Laynka Booliska ee badhtamaha magaalada Hargeysa.

Waxaana lagu soo waramayaa in dabkan ka kacay Gurigaasi ay ku dhinteen laba caruur ah, waxaana la sheegay in labada caruurta ah guriga dusha lagaga xidhay kohor dabku inta aanu ka kacay Gurigaasi.

Labadan caruurta ah ee ku dhintay dabkaasi, ayaa la sheegay inuu dhalay Askari ka tirsan ciidanka Somalialnd.

Geesta kale, waxaa lagu soo waramayaa in Gurigii uu ka kacay dabkaasi uu gabi ahaanba burburay.

Waxaa sidoo kale goobta uu ka kacay dabkaasi gaadhay Taliyaha ciidanka dab-demiska Somaliland, Maayirka magaalada Hargeysa iyo masuuliyiin xukuumada ka tirsan.

Ilaa iyo hada lama oga waxaa sababay dabkaasi ka kacay gurigaasi.

 

    

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)