fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaasiirka Deegaanka Oo Amar Ka Soo Saartay Duur Joogta Ay Shacabku Haystaa

asiirka Deegaanka Oo Amar Ka Soo Saartay Duur Joogta Ay Shacabku Haystaa

    

Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa soo saartay wareegto lagu mamnuucayo in duur joogta lagu haysto Hudheeladda iyo Guryaha.

Wareegtadaasi oo ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shurki Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa lagu sheegay in ay mamnuuc tahay in duur joogta dalka lagu haysto Hudheeladda iyo guryaha.

Taasoo dhiiri gelinaysa in bulshadda inteedda kalena ay duurka ka soo qabsadaan duur joogta. Sida uu dhigayo xeerka ilaalinta Kaymaha iyo duur joogta ee jamhuuriyadda Somaliland xeer LN. 69/2015-ka.

Kaasoo sheegaya in wasaaradu masuul ka tahay daryeelidda iyo ilaalinta duur joogta dalka, si loo bad-baadiyo loona daryeelo.

Waxaana wareegtadaasi lagu socod siiyay dhamaanba guddoomiyeyaasha goboladda dalka, iyo maayarrada magaallooyinka dalka.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)