Friday, March 29, 2024
HomeWararkaRaysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Tigrey

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Tigrey

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Tigrey

0
46
    

Addis Ababa (HP): Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa ka hadlay sababta ay ciidamadda dawladu dib ugaga soo baxeen magaaladda Makele ee gobolka Tigrey.
Waxaanu sheegay in kadib markii ay arrimaha dhinacyo badan ka eegeen ay qaateen go’aan ah in ciidanka qaranka deegaankaasi ka saaraan.
Ayna geeyaan meel ay ciidanku nafis ku helayaan, isla markaana shacabka Tigreega iyo beesha caalamkaba ay tusaan dhibaatada juntaaga.
Aby Axmed, oo arrimahaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Dadka qaar waxay leeyihiin dagaalka waa la idinka adkaaday.
Aan idin su’aalee sidea bay nooga adkaan karaan koox, iyagoo xukunkii iyo hubkiiba haysta Saddex todobaad aanu ku burburinay?

“Markaan arrimahan dhinacyo badan ka eegnay, waxaan qaadanay go’aan ah in ciidanka qaranka aanu gayno meel uu nafis ku helayo, oo aan deegaanka ka saaro, isla markaana shacabka Tigreega iyo beesha caalamkaba tusno dhibaatada juntaaga” ayuu yidhi Aby.


Geesta kale, raysal wasaaruhu waxa uu sheegay in ay jiraan culaysyo badan oo dadka ka qaraoon oo ay bulshadda Itoobiya ugu tudhayaan

Waxaanu xusay in aanay la qumanayn in Itoobiya ay la bur-burto koox hore u bur-burtay.
Waxaanu yidhi, “Wax badan oo dadka ka qarsoon iyo culaysyo badan oo aan isku daynay in aan xal u helo ayaa jira.
Nalamana qumana in Itoobiya la bur-burto koox iyadu hore u bur-burtay”.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version