fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararka“Nasiib darrada jirtaa waxa weeye dhaqaalaha digreetooyin laguma maamulo siyaasad cad

“Nasiib darrada jirtaa waxa weeye dhaqaalaha digreetooyin laguma maamulo siyaasad cad

    

Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xukuumadda talladda Somaliland haysa ku dhaliilay wax ka qabasho la’aanta korodh ku yimid qiimaha lagu iibiyo maciishadda daruuriga ah iyo Shiidaalka.

Xoghayaha Ganacsiga ee xisbiga Waddani Xamse Maxamed Khayre, ayaa sheegay in aanay xukuumadu u dhug lahayn dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka iyo guud ahaan nolosha dadka.

Waxaanu xukuumada ku eedeeyay in ay si toos ah masuul uga tahay qorsheyaal ciddo gaar ah dhaqaalaha dalka loogu xidhiyo si ay Gofane ugu noqdaan shacabka gobta ah.

Xamse Maxamed Khayre, oo warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa waxa kaloo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Biixi in ay la gudboon tahay inay sidan wax ka bedesho ama ay is casisho.

Xoghayaha Ganacsiga ee xisbiga Waddani waxa kaloo uu sheegay in gebi ahaanba dalkoo dhan uu muddo laba bilood ah taagan yahay wadaaga dhismaha, kaasoo sababay in ay  ku camal waayeen  Kuuligii iyo Wastaadkii iyo dadkii kale ee ku taxnaa dhinaca dhismaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)