fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaMaandeeq Medical Center oo Laga Furay Magaalada Istanbul (Sawirro)

Maandeeq Medical Center oo Laga Furay Magaalada Istanbul (Sawirro)

    

I Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga laga furay xarun weyn oo caafimaad oo lagu magacaabo Maandeeq Medical Center.

Xaruntan Caafimaad ee Maandeeq Medical Center, ayaa waxaa loo qalabeeyay si casri ah, iyada oo bixin doonta adeegyo kala duwan oo dhanka caafimaadka ah.

Munaasibada xadhiga lagaga jaray xarunta Caafimaad ee Maandeeq Medical Center, ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya, Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya qaarkood, Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo Marti sharaf kale.

Cisbitaalkan oo ay hirgaliyeen Ganacsato Soomaali ah, ayaa masuuliyiintani ku bogaadiyeen dadaalka ay sameeyeen iyo sida ay u dabooleen baahi ay dadka Soomaalidu u qabeen xarun caafimaad, iyagoo ku booriyay in ay dalkii hooyana ku dadaalaan sidii ay u gaadhsiin lahaayeen xarumaha caafimaadka.

        

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)