fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkamtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare oo La Soo Gabagabeeyay

mtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare oo La Soo Gabagabeeyay

    

Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo xidhay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare ee dalka.

Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland oo ay weheliyaan guddoomiyha iyo ku xigeenka xafiiska imtixaanaadka qaranka iyo masuuliyiin ka tirsan wasaarada waxbarshada, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta xafiiska imtixaanaadka qaranka, ayaa ka warbixiyay qaabka uu ku soo dhamaaday imtixaanku.

Wasiirka wasaarada waxbarshada Somaliland, ayaa sidoo kale waxaa uu ka hadlay sagaal qof oo loo xidhay sifo baalmarsan sharciga ay oo ay ku dhaqmeen, isagoona wasiirku u mahadnaqay ka Ciidamada amniga.

Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2020/2021, ayaa guud ahaanba dalka ku soo dhamaaday si nabad galyo ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)