Friday, March 24, 2023
HomeWararkaMadaxweyne Biixi oo Qaabilay Wufuud Ka Socota Dalalka Itoobiya iyo Guinea

Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Wufuud Ka Socota Dalalka Itoobiya iyo Guinea

    

 

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay wufuud kala duwan oo ka qaybgalaysa furitaanka wejiga koowaad ee ballaadhinta Dekeda Berbera ee ay gacanta ku hayso shirkada Dp World.

Madaxweynaha Somaliland, wuxuu la kulmay wefti ballaadhan oo uu hoggaamainayo wasiirka Maaliyadda dalka Itoobiya Axmed Shide oo ay wehelinayaan wasiirka Gaadiidka Dagmawit Moges Bekele iyo madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumed Cumar iyo masuuliyiin kale.

Sidoo kale, waxa uu madaxweynuhu qaabilay ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Guinea Bissau Mudane Baciro Dja iyo wafti uu hoggaaminaayo  oo ka soo qaybgalay munaasibada furitaanka Dekeda Berbera.

Madaxweynaha Somaliland oo maalintii labaad ku sugan Gobolka saaxil gaar ahaan magaalo madaxdiisa Berbera ayaa gelinka dambe ee maanta si ramsiya xadhiga uga jari doonta wajiga koowaad ee ballaadhinta dekada Berbera.

      

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)