fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararka“Hadii Ay Xukuumadu Qaadato Raysal Baarlamaanka Waxay Doonaysaa In Uu Unoqdo Yes...

“Hadii Ay Xukuumadu Qaadato Raysal Baarlamaanka Waxay Doonaysaa In Uu Unoqdo Yes Man, Mucaaridkuna Wuxuu Doonayaa In Ay Xukuumada….”Xil Sh, Siciid Sokeeye.

“HADII AY XUKUUMADU QAADATO RAYSAL BAARLAMAANKA WAXAY DOONAYSAA IN UU UNOQDO YES MAN, MUCAARIDKUNA WUXUU DOONAYAA IN AY XUKUUMADA….”XIL SH, SICIID SOKEEYE.

June 20, 2021 – Written by Editor:

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Xildhibaan Sheekh Siciid Sokeeye

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Sheekh Siciid Axmed Ismaaciil “Siciid Sokeeye” oo kamid ah xildhibaanada cusub ee golaha wakilada somaliland ee kusoo baxay doorashadii dhawaan dalka ka dhacay ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha taariikhdiisa

Xildhibaan sheekh  siciid sokeeye oo jimcihii uu khudbad uu ka jeediyay midkamid ah masaajidada magaalada hargaysa ay Xukuumadu sas ka qaaday maanta uu ka jawaabay wasiirka Diinta iyo awqaafta ayaa ka waramay arimo door ah oo la xidhiidha waxyaabaha uu doonayo in uu kaga hawgala golaha sharci dajinta ee loo doortay.

Sidoo kale xildhibaan sheekh siciid sokeeye ayaa markale fariin culus udiray xildhibaana golaha wakiilada oo uu uga digay in ay dhaqaale ku badashaan codkooda iyo masiirka ay umadu udooratay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN;

https://youtu.be/8PoY4CJj9U4

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)