fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaDhismaha Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Laascaanood Oo La Dhagax Dhigay

Dhismaha Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Laascaanood Oo La Dhagax Dhigay

    

Guddoomiyaha Sool iyo maayarka magaaladda Laascaanood ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisi doono Booliiska gaarka ah ee Birmadka ay ku yeelan doonaan magaaladda Laascaanood.

Mashruucan oo kharashka ku baxaya ay bixisay xukuumadda Somaliland ayaa waxaa fulinta dhismaha   ku guulaystay oo dhisaysa shirkadda Cabdinuur Constructions, kadib tartan ay dhawr shirkadood u galeen hirgelinta dhismaha xaruntaasi.

Masuuliyiintaasi oo halkaasi hadallo ka jeediyay ayaa sheegay in hirgelinta xaruntani ciidanka Birmadka Laascaanood ay faa’iidooyin badan u leedahay guud ahaanba gobolka Sool.

 

HALKAN KA DAAWO WARKAASI:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)