fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaDuulimaadyadii Soomaaliya iyo Kenya oo Dib U Billowday

Duulimaadyadii Soomaaliya iyo Kenya oo Dib U Billowday

    

Waxaa maanta oo Axad ah dib u billowday safarada dhanka cirka ee magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho, kaddib mudo bil ah oo ay hakad ku jireen duulimaadyadii tooska ugu kala gooshi jiray Kenya iyo Soomaaliya.

Arrintan, ayaa ka dambaysay kaddib markii 10-kii bishan ay dowladda Kenya shaacisay inay qaaday xayiraaddii ay bishii May ku soo rogtay duulimaadyadii diyaaradaha ee Soomaaliya.

Talaabadan, ayaa waxaa ku farxay ganacsata Soomaalida ee diyaaradaha ee Nairobi oo sheegay in muddadii ay xayiraaddu jirtay uu ganacsigoodu soo wajahay khasaare weyn.

Geesta kalena, qoraalo ka soo kala baxay wasaaradaha arrimah dibadda Kenya iyo Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in xihiidhkii labada dal ka dhaxeeyay dib loo soo celiyay.

Khilaaf muddo dheer soo jiitamayay oo u dhaxeeyay Kenya iyo Soomaaliya, ayaa dhowr jeer oo hore sababay in hakad ku yimaadaan howlaha duulimaadyada diyaaradeed ee labada dal.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)