fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaMaxamed Xaashi: Doorashadii Dhacday Waxay Soo Dedajinaysaa Aqoonsiga Somaliland

Maxamed Xaashi: Doorashadii Dhacday Waxay Soo Dedajinaysaa Aqoonsiga Somaliland

    

Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi oo hore xilal uga soo qabtay Somaliland, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashooyinkii isku sidkanaa ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee ka qabsoomay Somaliland.

Waxaanu sidoo kale Maxamed Xaashi Cilmi ku bogaadiyay Xisbiyada qaranka, shacabka iyo xukuumada sidii ay uga qayb qaateen doorashada.

Siyaasi Maxamed Xaashi, ayaa waxaa uu sheegay in Doorashooyinka Isku sidkan ee Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanku ay Somaliland u suurto-galinayso Aqoonsi Caalami ah oo ay hesho.

Eng Maxamed Xaashi oo warbaahinta qaarkood ugu warramay magaalada Hargeysa maanta, waxa uu sheegay in doorashadani ahayd tii ugu horreeyey nooceeda ee dalka ka qabsoonta, maadaama isku mar la qabtay doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Wakiillada isla markaana ay codbixiyeyaashu uga qayb-qaateen si ka duwan qaabkii ay markii hore ugu codeyn jireen xildhibaannada la dooranayo.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)