News

Hargeisa oo Hadashay oo Codkii Abid ugu Badnaa Ku Saartay C/kariin Ahmed Mooge Golaha Deegaanka Hargeisa.

Byadmin

Jun 6, 2021

Alxamdulilaah.
“Bulshayahay; Waa guul la wada leeyahay oo aan la kala lahayn. Waa hiil Hargaysa iyo midnimo ummadeed.
Waan idin jecelahay, sidii aad iigu hiiliseen 31 May iga fisha inaan 5 sano idiinku hiiliyo”.
Guul iyo gobannimo” Ayuu yidhi Abdikariin Ahmed Mooge

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *