News

Deegaanka Cadhoyaambo ee Galbeedka Hargeysa oo ka cadhooday Musharrax soo bixi waayay

Byadmin

Jun 5, 2021

Deegaanka Cadhayaambo oo ka tirsan Degmada Arabsiyo ayaa ka Biyo Diiday Natiijadii Musharixiinta Golaha Deegaanka Gabiley ee Xalay lagu Dhawaaqay kuwaasi oo Taayir ku Gubay laamiga Wayn ee isku Xidha Hargiesa iyo Gobolada Galbeedka Somaliland.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *