News

Natiijadii Golaha Wakiilada Gobolka Togdheer oo lagu Dhawaaqay iyo Xisbiyada oo ku kala Calaf qaaday.

Byadmin

Jun 4, 2021
Seddexda Xisbi qaran Ayaa ku kala Calaf qaaday Natiijada Golaha Wakiilada ee Gobolka Togdheer oo uu Hogaanka usido Xisbiga Wadani.
Golaha Wakiillada ee Gobolka Togdheer.
● WADDANI 7
● KULMIYE 4
● UCID 4
Sidoo kale Waxa la soo saaray natiijadii doorashadii Golaha deegaanka ee degmada Burco, waxaanay xisbiyadu u kala heleen
WADDANI: 5
KULMIYE: 4
UCID: 4

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *