fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaMagacyada Murrashaxiinta Xisbiyada Ku Guuleystay Gobolka Sool

Magacyada Murrashaxiinta Xisbiyada Ku Guuleystay Gobolka Sool

Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland
Koomiishanka Doorashooyinka Somaliland
    

Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.

Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood (12) oo Golaha Deegaanka ah, waxay kala yihiin sidan:-

1-Xisbiga Ucid, waxey heleen (3) saddex xubnood, oo kala ah:

Maxamuud Xayir Ducaale Diiriye

Abokor Faarax Warsame

Axmed Jaamac Saalax Maxamed

2-Xisbiga Kulmiye, waxey heleen (5) shan xubnood, oo kala ah:

Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin “Faratoon”

Mukhtaar Ibraahim Xaashi Cilmi

Saleebaan Maxamed Faarax

Mustafe Axmed Cabdullaahi

Axmed Xasan Cali “Casoowe”

3-Xisbiga Wadani – waxey heleen (4) afar xubnood, oo kala ah:

Cabdulrasaaq Khaliif Axmed Guuleed

Axmed Muuse Jaamac Diiriye

Bile Cabdi Ducaale Samatar

Qaasim Aadan Saleebaan Cali

Natiijadan, ayaa waxaa ku dhawaaqay guddiga doorashooyinka Somaliland, iyadoo natiijaduna marba marka ka danbeysa ay soo baxayaan.

Xigasho: Guddiga doorashooyinka Somaliland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)