News

Deg deg Natiijada 5 Degmo oo lagu dhawaaqay Hoos ka Akhri Cida guulaysatay

Byadmin

Jun 2, 2021

Hargeysa(Haldoornews) Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyey 5. Degmo oo  Natoojadooda loo shaaciyey si Hordhac ah .

waxaanay kala yihiin degmooyinka lagu dhawaaqay sidan

1. Sallaxley
Natiijada hordhaca ah ee degmada Sallaxley ee golaha deegaanka
Kulmiye 4
Ucid 3
Waddani 2.

2. Degmada Gar adag ee Gobolka Sanaag ee golaha deegaanka.

Kulmiye 4
Waddani 3
Ucid 2

3.degmada Saylac ee golaha deegaanka

4 Kulmiye
4 Waddani
3 Ucid

4.Degmada Xudun
Natiijada hordhaca ah ee golaha deegaanka ee Xudun 9 Xubnood.
7 Kulmiye
2 Waddani.

5.Natiijada hordhaca ah ee degmadda Lughaya ee golaha deegaanka.

5 Kulmiye
2 Waddani
2 Ucid

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *