Haldoornews.com
Gudoomiye Ku Xigeenka Laanta Xisbiga Kulmiye ee Germany oo Fariin Udiray Dadwaynaha Reer Somaliland ee ku Dhaqan Gobolka Awdal.
May 31, 2021 - Written by admin

Kassel (Haldoornews)- Gudoomiye Ku Xigeenka Laanta Xisbiga Kulmiye ee Germany Eng. Ahmed Farah (Axmed Diig) ayaa ku Dheeraaday Qiimaha ay Nabad galyadu uleedahay dadwaynaha Reer Somaliland ee Codbixinta udareeraya 31-may, Halka hoose ka Daawo Muuqaalka Gudoomiye ku xigeenka oo dhamaystiran.

COMMENTS
Arimaha Diinta