fbpx
Saturday, September 23, 2023
HomeWararkaSheekh Shariif oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Heshiiskii Doorashada

Sheekh Shariif oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Heshiiskii Doorashada

    

Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa ka hadlay xaalada guud ee Soomaaliya, isagoo sheegay inuu soo dhaweynayo heshiiskii doorashada Soomaaliya ee dhawaan lagu gaadhay magaalada Muqdisho.

Sheekh Shariif oo ka hadlayay munaasibad lagu sagootinayay madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya, ayaa u mahadceliyay shanta madaxweyne goboleed kaalintii ay ka qaateen in heshiis buuxa laga gaadho arrimahii hortaagnaa doorashoyinka Soomaaliya.

“Waxaan u mahadcelinaya cid kasta oo ka hortagtay in Soomaaliya uu galo dagaal sokeeye, sida ciidamada qalabka sida madaxda dowlad goboleedyada, oo kaalin wanaagsan ka qaatay in laga hortago inuu dalka galo dagaalo sokeeye” ayuu yidhi Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxaa uu Sheekh Shariif intaa ku daray hadalkiisa in shacabka Soomaaliya ay yihiin kuwa u bisil hanaanka dowladnimo, islamarkaana ay diyaar u yihiin in doorasho ka dhacda Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)