Haldoornews.com
Commissioner Kaltun Sh. Xasan oo Sharaxaad & Faa-faahin Ka Bixisay Hannaanka Muwaadiniintu Codkooda U Dhiibanayaan Maalinta Berito
May 30, 2021 - Written by admin

Commissioner Kaltun Sh. Xasan ayaa Sharaxaad & Faa-faahin Ka Bixisay Hannaanka Muwaadiniintu Codkooda U Dhiibanayaan Maalinta Berito ee 31-05-2021.
Marwo Kaltun Sh. Xasan ayaa sidoo kale Dadweynaha JSL kula dardaarantay inay garab-istaagaan KDQ iyo hawl-wadeenada Goobaha Codbixinta ku sugan.

COMMENTS
Arimaha Diinta