Haldoornews.com
“Madaxweynuhu laba jeer ayuu taariikhda SNM been ka sheegay isagoo Burco ka hadlaya” Mujaahid Ahmed Mire
May 29, 2021 - Written by admin

” Madaxweynuhu laba jeer ayuu taariikhda SNM been ka sheegay isagoo Burco ka hadlaya , shalay wuxuu Burco ka yidhi Axmed Mire waxaa ku xigeen u ahaa markii uu burco soo galay Maxamed Kaahin oo labadaba madaxa xabadibka goysay , dee iimanuu ahayne alle haw naxariiste waxaa ku-xigeen ii ahaa Aadan Saleebaan oo inaga hooseeya nin dhintayna in taariikhdiisa been laga sheego mahaboona “.
Muj. Axmed Mire oo Burco ku hadlay

COMMENTS
Arimaha Diinta