fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkausharax Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo Magaalada Arabsiyo Ku Soo Bandhigay Cuduudiisa...

usharax Muxiyadiin Cabdi Cali Barkhad oo Magaalada Arabsiyo Ku Soo Bandhigay Cuduudiisa Taageero

    

Musharax Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali Barkhad oo u taagan doorashada golaha Wakiillada Somaliland oo ka sharaxan xisbiga UCID, ayaa maanta cuduudiisa taageero ku soo bandhigay magaalada Arabsiyo.

Musharax Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali oo horkacaya Taageerayaashiisa oo ku gaashaanaa Astaanta iyo Lambarka Musharaxa, ayaa waxa ay socod ku mareen jidadka magaalada Arabsiyo.

Waxaanay taageerayaasha musharax Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali, soo bandhigeen wacdaro la yaab leh oo ay ku muujiyeen Cududda awoodooda Taageero ee ay la barbar taagan yihiin Musharax Muxuyadiin Cabdiraxmaan Cali.

Sidoo kale, Muxiyadiin Cabdiraxmaan Cali Barkhad oo taageerayaashiisa kula hadlay magaalada Arabsiyo, ayaa waxaa uu uga mahadnaqay sida ay u garab taagan yihiin iyo sida ay u muujiyeen taageerada ay u hayaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)