fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaWefti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Somaliland U Yimi Ka Qayb-Galka Xuska...

Wefti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Somaliland U Yimi Ka Qayb-Galka Xuska 18 May.

    

Xubno Ka Mid ah Golaha Wasiiradda Somaliland iyo Taliyaasha Ciidamada Somaliland Ayaa Madaarka Caasimada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay wafti Ka Socda Dalka Jabuuti.

Waftigan Ka Socda Dalka Aynu Dariska Nahay Ee Jabouti Ayaa Ka Kooban 31 Xubnood Oo Uu Hogaaminayo Xoghaya Guud Ee Raysal Wasaaraha Jabouti Nagiib Cabdalla Kaamil Waxaaney Somaliland u yimaadeen Ka Qayb Galka Xuska Sanad guuradda 30-aad Ee Ka Soo Wareegtey Markii Somaliland Dib Ula Soo Noqotey Madaxbanaanideed Oo Ku Asteysneyd sanadkii 1991-kii bishii May 18-keedii.

Wasiirka Tamarka iyo Macdanta JSL Jaamac Maxamud Cigaal Ayaa sheegay in waftigani reer jabuuti ay dalkoodii labaad yimaadeen kana qayb gali doonaan huska maalinta qaranimada somaliland Ee 18 May.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)