fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaWasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Dalka Dib Ugu Soo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

    

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu soo dhamaystay safar isugu jiray qaafimaad iyo shaqo uu dalka dibadiisa ugu maqnaa, kaas oo in muddo ah aqaatay.

Maxamed Kaahin Axmed Kaahin wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xaaladdiisa caafimaad hadda fiican tahay, waxaanuu amaan u jeediyay  bulsahda Somaliland ee ka warhaysay xaaladiisa caafimaad, mudadii uu dalka dibadiisa ku maqnaa.

Ugu dambayn wasiir Maxamed Kaahin waxa kale oo uu mahadceiliyay masuuliyiinta iyo xubinii ka kala tirsanaa qaybaha kala duwan ee bulshada eek u soo dhaweeyay madaarka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa oo uu ka soo degay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)