fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaWasaaradda Deegaanka Oo Xidhay Seeraha Ban-cawl Ee Togdheer

Wasaaradda Deegaanka Oo Xidhay Seeraha Ban-cawl Ee Togdheer

    

Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dib u xidhay seeraha Ban-cawl ee gobolka Togdheer.
Xidhitaanka seeraha Ban-cawl ayaa looga dan leeyahay maadaama uu curtay roobka gu’ga in xoolaha laga xidho.
Si marka la gaadho xiliga Jiilaalka ah ama abaaruhu ay dhacaan in xoolaha loogu furro oo ay Jiilaalka kaga baxo.
Waana markii saddexaad oo ay wasaaradda deegaanku xidho seeraha Ban-cawl, sida uu sheegay isku duwaha wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ee gobolka Togdheer, Yuusuf Warsame Mirre.
Seerahan Ban-cawl waxa aka hawl gelaya 30 dhaqaale ah oo ay weheliyaan madax dhaqameedka deegaankaasi.
Sida uu sheegay iskuduwaha waaxda dhiraynta iyo daaqa ee wasaaradda deegaanka ee gobolka Togdheer.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)