fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaQaybtii Labaad Ee Shaqaale Ka Tirsan Dowladda oo Galay Imtixaankii Shaaqlaysiinta

Qaybtii Labaad Ee Shaqaale Ka Tirsan Dowladda oo Galay Imtixaankii Shaaqlaysiinta

    

Hay’adda shaqaalaha dowlada Somaliland, ayaa maanta imtixaan ka qaaday qaybtii labaad ee shaqaalaha dowlada, iyadoo imtixaankaasna looga fadhiistay dhammaan gobolada dalka.

Waxaa imtixaankan magaaladda Hargeysa ka furay Gudoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dowladda, Farxaan Aadan Haybe iyo Gudoomiye ku xigeenka Hay’adda, Faysal Sahal Jaamac.

Guddoomiyaha hay’dda shaqaalaha dowlada Somaliland, Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in ay in tirada guud ee shaqaalaha imtixaankaas u fadhiistay ay dhan yihiin 761 ka mida shaqaalaha dowlada Somaliland, kuwaas oo aan hore imtixaan looga qaadan.

Ugu dambayn guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowlada Faxaan Aadan Haybe, wuxuu sheegay marka qaybtaasi labaad ee shaqaalaha ahi aan hay’adda shaqaaluhu ogolaan doonin in hay’addaha dowlada ay joogaan shqaale aan joogto ahayn.

    

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)