fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Guddi U Saaray Ka Soo Tala-bixinta Qalalaasahii Muqdisho

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Guddi U Saaray Ka Soo Tala-bixinta Qalalaasahii Muqdisho

    

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaadhista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Guddiga oo ka kooban 11 xubnood waxaa guddoonmiye u ah wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya.

Hoos ka akhriso magacyada Guddigan:-

Wasiirka Amniga Xasan Xundubey Jimcaale Guddoomioye

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mukhtaar Xuseen Afrax Xubin

Wasiirka Gaanshaandhigga Xasan Xuseen Xaaji Xubin

Mudane Cabdi Sheekh Axmed Rooble Xubin

Wasiiru Dowlaha Amniga Farxaan Cali Axmed Xubin

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf (Al-Cadaalla) Xubin

Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Xubin

Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Ugaas dhageey) Xubin

Senator Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) Xubin

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur Xubin

Xildhibaan Mahad Maxamed Salad Xubin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)