14.8 C
Hargeisa
Tuesday, February 7, 2023

Wargeys Sheegay In Imaaraadku Somaliland Ka Taageero Tababbarrada iyo Horumarinta Tiknoolajiyadda Ciidammada

Somaliland iyo Imaaraadka
Somaliland iyo Imaaraadka
    

Wargeyska The Tennessee Tribune oo ka soo baxa dalka Maraykanka, ayaa war-bixin dheer ka qoray Doorka Dawladda Imaaraadka Carabta oo Saaxiib dhow la ah Somaliland ku leedahay Dalalka Koonfurta Qaaradda Aasiya iyo Bariga Afrika.

Wargeyska The Tennessee Tribune wuxuu sheegay in Imaaraadka oo qayb libaax ka qaaday heshiiskii Dawladaha Eritrea iyo Itoobiya uu xilligan isku dayayo inuu dhexdhexaadiyo Dalalka Pakistan iyo Hindiya ee Koonfurta Qaaradda Aasiya, kuwaasi oo ku muransan Gobolka Kaashmiir.

War-bixinta ayaa lagu sheegay in Imaaraadku qorshaynayo inuu Xalka khilaafka Pakistaan iyo Hindiya ka ciyaaro mid la mid ah kii uu ka qaatay heshiiskii ay wada gaadheen Itoobiya iyo Eritrea.

Imaaraadka ayaa xidhiidh Ganacsi oo weyn la leh Pakistan iyo Hindiya, si gaar ah sannadkii hore ee 2020 waxa dhex maray Ganacsi

la Xidhiidha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisement -

Arimaha Diinta