Friday, March 29, 2024
HomeWararkaBooliska Soomaaliya oo Qabtay Lacag Dollar Ah oo Ka Timid Dalka Kenya

Booliska Soomaaliya oo Qabtay Lacag Dollar Ah oo Ka Timid Dalka Kenya

Home 
Lacagta Dollarka ah ee lagu qabtay Muqdisho
Lacagta Dollarka ah ee lagu qabtay Muqdisho
    

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku qabatay lacag cadadkeeda aan la sheegin oo ka timid dhinaca Kenya.

Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xassan Maxamed ayaa sheegay in lacagtan oo ahayd cadad ahaan mid aad u badan lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyada oo ka soo gashay dhinaca dalka Kenya.

”Waxaan bogaadinayaa ciidanka saldhiga Booliiska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo iyagu ku guuleystay in ay lacagtan gacanta ku dhigaan, waxaa socda baadhitaan arintan la xidhiidha.

Ma jirto faah faahin intaa dhaafsiisan oo ay bixiyeen laamaha Amniga Soomaaliya, iyadoo dhowr jeer oo hore sidan oo kale Soomaaliya u qabatay lacago ay ku tilmaamtay sharci darro oo laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version