News

Trasnfer Galaxy oo adeegii Xawilaada bilaash uga dhigtay macaamiisheeda inta lagu gudo jiro Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Byadmin

Apr 12, 2021

Maamulaha shirkada xawilaada Casriga ah ee Transfer Galaxy ee Dalka Jarmalka Ahmed Salah oo shir jaraaid ku qabtay xarunta shirkada ee dalka jarmalka guud ahaan waxa uu bulshada Muslimiinta ah gaar ahaan macaamiisha shirkada ugu hambalyeeyey Curashada bisha barakaysan ee Rabadaan

Isidoo kale waxa macaamiisha shirkada ugu bushaareeyey inta lagu gudo jirro Bisha barakaysan ee ramadaan uu adeega lacag dirista Casriga ah ee Transfer Galaxy uu khidmad la,aan u noqon doono Macaamiisha shirkada.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *