fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaXildhibaan Ka Dayriyay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan

Xildhibaan Ka Dayriyay Xaalada Abaareed ee Dalka ka Taagan

    

Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalado abaareed oo uu kuu ku soo arkay qaar ka mida gobolada galbeedka dalka oo uu socdaal shaqo ku tagay.

Xildhibaanka oo u waramaayay wakaaladda wararka Somaliland ee Solna ayaa sheegay in xaalad abaareed oo baahsani ay ka jirto gobollada galbeed ee Somaliland, isagoo sheegay in dadkii jiidahaas ku noolaa ay hayaameen oo aanay joogin deegaannadoodii.

Dhanka kale, xildhibaanku waxa uu xusay in dadka ku dhaqan deegannadaasi badi aanay qaadan kaadhkii codbixinta sababo la xidhiida xaaladda abaareed ee deegannadaasi ku habsatay, waxaana uu ugu baaqay komishanka dooraashooyinka qaranka Somaliland inay dib u eegaan arrintaasi.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)