fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaGuddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga General Dollaal

Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga General Dollaal

Guddoomiyaha xisbiga Waddani
Guddoomiyaha xisbiga Waddani
    

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xukumada Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada Gen: Dollaal, oo la sheegay in uu xabsiga ku dhex xanuunsanayo.

Guddoomiyaha oo ka hadlayay xaflad uu xisbigisu u sameeyay musharixiinta ku matali doonta doorashada, ayaa dowlada ugu baaqay in hoos loo eego xaalada Gen: Dollaal oo ah sarkaal katirsan ciidamada millitariga oo xabsiga ladhigay.

“Waxan caawa hoolka hortiisa ku arkay caruurtii uu dhalay Gen: Dollaal, aniga oo og in sharcigu cidkasta ka sareeyo, waxan u soo jeedinaya madaxweynaha in arrintiisa hoos loo eego” ayuu yidhi guddoomiye Cirro.

“Iyagoo caruur tiisu ii sheegay in uu xanuun sanayo, jeelkana la geeyay, cidina sharciga kama sarayso, lakiin madama oo uu yahay nin halgama ah, waxan u soo jeedinayaa in muwadinkaa arrintiisa si gaara loo eego” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Xukuumada Somaliland ayaa Gen: Dollaal oo ah sarkaal katirsan millitariga Somaliland xabsiga dhigtay muddo todobaado laga joogo, ilaa hadana xukumadu kama ay hadal sababta dhabta ah ee ka danbaysa xadhiga sarkaal kan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)