Friday, March 24, 2023
HomeWararkaShaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo Qaatay Tallaalka Covid-19

Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo Qaatay Tallaalka Covid-19

Talaalka Covid-19
Talaalka Covid-19
    

Waxa maanta ka bilaabmay guud ahaan xarumaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland hawsha qaadashada talaalka xanuunka saf-marka ah ee COVID-19.

Xirfadlayaal caafimaad oo ka socda Wasaaradda Caafimaadka ayaa saaka ka bilaabay hawsha tallaalka Covid-19 xarumaha Wasaarada Horumarinta Maaliyadu ka hawl-gasho ee guud ahaan Dalka.

War qoraal ah oo Wasaaradda Caafimaadku soo saartay ayaa lagu sheegay in mudnaanta la siiyey oo lagu bilaabay Tallaalka saraakiisha da’doodu ka weyn tahay 50 jir iyo waliba kuwa la nool xannuunada raaga (Chronic diseases) sida macaanka, dhiig-karka iyo kuwa la hal maala.

Duraygan bilaa-xudduuda ah ee COVID-19 oo bilaabmay dabayaaqadii sanadkii 2019-ka balse mar kale soo laba kacleeyey ayey guud ahaan dunidu la tacaalaysa isagoo saamayn ba’an u gaystay guud ahaan caalamka.

Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa guud ahaan bulshadda dalka ku boorisay in loo dhago-nuglaado tilmaamaha iyo hab raacyada lagaga hortagayo laguna xakama

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)