News

Qurbajoogta Somaliland oo ka Dareen Celiyey Xadhiga Siyaasi ah ee Lagula Kacay Ex Wasiir Shucayb Maxmed Muuse oo ahaa Musharax u Taagan Doorashada Golaha Wakiilada.

Byadmin

Apr 4, 2021

Masuuliyiin uu Ka mid Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Dalka jarmalka Abdilaan Sh.Maxmed iyo Xubno kale ayaa ka Dareen Celiyey Qaabka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ula dhaqmayso Musharixiinta uu ka mid yahay Shucayb Maxmed Muuse oo Xaqdaro ugu Xidhan Saldhigyada Hargeisa.

a Golaha Wakiilada.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *