fbpx
Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaWaxka Bedel Lagu Sameeyay Xeerkii Axsaabta iyo Ururada Siyaasada

Waxka Bedel Lagu Sameeyay Xeerkii Axsaabta iyo Ururada Siyaasada

    

Fadhi ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay dood iyo falaanqayn ka yeesheen waxka bedel lagu sameeyay Xeerka Asxaabta iyo Ururada Siyaasada.

Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, ayaa Marka uu dhamaado wakhtiga ay Liisanka Xisbinimo haystaan, looma kordin doono, ma geli doonaan doorashooyinka madaxtooyada, Wakiilada Iyo Deegaanka.

Xisbiyadu wakhtigoodu dhammaado, ayaa waxay gelayaan Doorasho toos ah oo Urruro siyaasaddeed oo la diiwaan geliyey lagu soo dooranayo.

Lifaaqa iyo wax ka baddelka xeerkan oo maanta muddanayaasha laga horjeediyay ayaa berri doodiisa loo balamay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)