Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaQarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

    

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay afar kalana way ku dhaawacantay weerar isqarxin ah oo ka dhacay mukhaayad ku taalla magaalada Muqdisho caawa fiidkii.

Qaraxa ayaa ka dhacay mukhaayad shaaha lagu cabbo oo ku taalla degmada Shingaani.

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Sadiq Cali Aadan ayaa sheegay in dadka dhintay uu ku jiray will yar oo saqiir ah iyo qofkii is qarxiyay isagoo adeegsanaya jaakad.

Goobta qaraxu ka dhacay ayaa u dhoweyd wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyo saldhig boolis.

Qaraxan ayaa imanaya iyadoo uu soo xidhmay shirkii hordhaca ahaa ee ay lahaayeen madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada oo maanta ka dhacay xerada Afisyooni ee Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version