Tuesday, April 16, 2024
HomeWararkaHay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Imtixaano Ka Qaaday Shaqaalaha Aan Rasmiga Ahayn Ee...

Hay’adda Shaqaalaha Dowladda oo Imtixaano Ka Qaaday Shaqaalaha Aan Rasmiga Ahayn Ee Gobolada Maroodi-Jeex, Awdal iyo Togdheer

 Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa maanta Imtixaan ka qaaday shaqaale dhan 736, ka mid ah hormada koobaad ee shaqaalaha aan rasmiga ahayn ee gobolka Maroodi-jeex.

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay in imtixaanku ka bilaabmay guud ahaan gobolada dalka muddo wiig ah ka dibna la soo saari doono natiijada imtixaanka.

Geesta kale Hay’adda shaqaalaha dawladu imtixaano ka qaaday  qaybtii kuwaad ee shaqaalaha aan rasmiga ah ee ka hawl-gala hay’addaha laamaha dawlad ee gobolada Togdheer iyo Awdal, kuwaas oo darajadoodu tahay A iyo B, iyadoo gobolka Togdheer ay u fadhiisteen 36 xubnood, halka gobolka Awdal-na ay u fadhiisteen 70 xubnood.

Masuuliyiinta goboladaas iyo isu-duweyaasha goboladaas ee hay’addas shaqaalaha dawlada ayaa shaqaalahaas imtixaanadaas galaya u rajeeyay inay imtixaankaas guul ka gaadhaan iyadoo gobolka Togdheer ay imtixaankaas galeen.

    

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version