fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaGuddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Shaqadii Ka Joojiyay Garsoore Ka Tirsan...

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Shaqadii Ka Joojiyay Garsoore Ka Tirsan Maxkamadda Degmada Maydh

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland
    

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa shaqadii ka joojiyay Garsoore ka tirsan Maxkamadda degmadda Maydh ee gobolka Sanaag.

Garsoorahan shaqada laga joojiyay ayaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Axmed, iyadoona uu guddoomiyuhu si ku meel gaadh ah uga joojiyay shaqada, sida lagu sheegay qoraal lagu baahiyay boga Maxkamada sare ee Somaliland ku leedahay Facbooga.

Sababta uu Guddoomiyaha shaqada garsoorenimo ee uu u hayay hay’adda garsoorka uga joojiyay ayaa lagu sheegay, ka dib markii la daraaseeyay cabashooyin is-xig-xigay oo guddoomiyaha maxkamadda Racfaanka gobolka Sanaag ka soo gudbiyay garsooraha.

Sidoo kalena la ogaaday in garsoore Axmed Maxamed Axmed uu galay arrimaha siyaasada ee la xidhiidha doorashooyinka imika socda, kuwaasi oo shaqada garsoorka mamnuuc ka ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)