fbpx
Friday, April 26, 2024
HomeWararkaTaliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay In La Beddelayo Hab-dhaqanka Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Sheegay In La Beddelayo Hab-dhaqanka Ciidanka

    

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland, Jeneral Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in la badalayo hab dhaqanka ciidamada ee bulshada.

Sidoo kale, waxaa uu balan qaaday in qofka danbiile ah loola dhaqmo si fiican, oo cadaaladdii ku dheehan tahay.

Taliyaha ciidanka Booliska isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi.”Waxaa la doonaya inaynu badalnò akhlaaqda booliska ee soo taag taagan, ee aad moodo in kalsooni daro ka muuqato , ee hadaynu nahay ciidamada nabadgelyada waddooyinka  gaadhiga kawarka ka garaacayno ee aynu dilayno, hadaynu saldhig joognana qofka indhaha ka galayno, boolisku waa adeege shacab.

Dambiilahana waxaynu ku adkeynaynaa sharciga ee waa inaynu inta hore si akhlaaq leh ula dhaqano oo cadaalad u sameyno”.ayuu intaasi sii raaciyay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir