fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaKiisaska Covid-19 Oo Si Xawli ah U Korodhay iyo Baaqa Agaasimaha Cusbitaalka...

Kiisaska Covid-19 Oo Si Xawli ah U Korodhay iyo Baaqa Agaasimaha Cusbitaalka Burco

    

Waxaa guud ahaanba kor u sii kacaya tiradda dhimashadda ee  kiisaska xanuunka Coronavirus ee goboladda Somaliland gaar ahaana magaaladda Burco.

Waxaana muuqata in ay labadii bilood ee u danbeeyay si xawli ah u korodhay tiradda dhimashadda iyo dadka uu soo ritay xanuunkaasi ee magaaladda Burco.

Sida uu shaaciyay agaasimaha guud ee cusbitaalka guud ee magaaladda Burco Dr. Cabdi Suudi Ibraahim, oo maanta warbaahinta la hadlay.

Agaasimuhu waxa uu ka warbixiyay xaaladihii u danbeeyay kiisaska xanuunka Coronavirus, isagoona fariin digniin ah u diray guud ahaanba gobolka Togdheer gaar ahaana magaaladda Burco.

 

DAAWO: SHIRKA JARAA’ID EE AGAASIMAHA CUSBITAALKA BURCO:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)