fbpx
Sunday, June 23, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Nin Loo Xidhay Warqad Lagaga...

DAAWO;-Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Nin Loo Xidhay Warqad Lagaga Been Sheegay Oo Uu Diiday In Saxeexo

Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid musharixiinta xisbiga ucid golaha wakiilada ee gobolka maroodi ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay musharaxnimadiisa ku hayaan xubno uuu sheegay in ay ku shaqaysanayaan shaadhkii dawlada

sidoo kale musharax shucayb ayaa canbaareeyay xadhiga Muxiyadiin Ibraahim aadan oo kamid ahaa ardaydii ay wada dhigan jireen dugsigii al furqaan oo isagu diiday warqad lagaga been abuuray inuu shucayb ahaa ardaydii ka baxday taasi oo ay soo diyaarsadeen koox ka amar qaada wasiirka isgaadhsiinta.

muwaadinkan diiday sexeexa warqadan hoos ku qoran ayaa hada ku xidhan xarunta C,I,Dda

Dhanka kale musharax shucayb ayaa hanjabaad culus udiray cidkasta oo ku foogan farogalin lagu sameeyo hankiisa musharaxnimo isagoo sheegay in wixii ka yimaada ay masuul katahay cida iyagu wada arimahan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir