fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaSomaliland oo Wajaheysa Mowjaddii Labaad Ee Cudurka Covid-19

Somaliland oo Wajaheysa Mowjaddii Labaad Ee Cudurka Covid-19

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland
    

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah.

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in hadda ay xooga saareyso wacyigelinta iyo qaababka kale ee lagaga hortagayo faafidda cudurka haddii loo baahdana ay soo rogi doonaan tallaabooyin dheeraad ah.

Maxamed Cabdi Xargeeye oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaad Somaliland ayaa BBC u sheegay in haatan uu si deg deg ah ku faafayo cudurka xilli ay diiwaangeliyeen kiisas hor leh.

Wuxuu sheegay in arrimaha horseeday in cudurka uu mar kale uu ku soo laba kacleeyo Somaliland ay kamid tahay inay soo bateen kulamada dadweynaha gaar ahaan ololaha doorashada.

Dhawaan ayay ahayd markii Somaliland la soo gaadhsiiyay talaalkii ugu horeeyay ee Covid-19 oo kooban in ka badan 60,000 kun oo tallaalka fayraska ah, iyadoona la gaadhsiin doono 65 kun oo qof.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)