Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaBulshadda Hargaysa Oo LaguTababarayo Barashadda Dastuurka iyo Waddaniyadda

Bulshadda Hargaysa Oo LaguTababarayo Barashadda Dastuurka iyo Waddaniyadda

    

Agaasimaha guud ee wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland ayaa maanta kormeer ku soo samaysay  qaar ka mida dugsiyadda uu socdo tababar ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda.

Degmooyinkii Ay agaasimaha guud kormeerka ku soo martay waxaa ka mid ahaa dugsiga 31-ka May ee magaaladda Hargaysa, halkaasoo uu ka socdo tababar ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda.

Kormeerkaasi waxaa agaasimaha guud ku wehelinayay  qaar ka mida agaasime-waaxeedyadda wasaaradda xidhiidhka iyo goleyaasha.

Waxaana hab-sami u socodka tababarkaasi agaasimaha guud iyo masuuliyiinta kale uga warbixiyay macalimiinta bixinaysa tababarkaasi.

Barnaamijkaasi waxaa la daah-furay todobaadkii hore ayaa qorshuhu yahay in laga fuliyo 8-da xaafadood ee caasimadda Hargaysa.

Iyadoo uu hadda tababarkaasi ka socdo afartii degmo ee u horeeyay oo la daah-furay. Waxaana tababarkaasi  ka qayb qaadanaya madax dhaqameed, haween iyo dhalinyarro.

Sida ay sheegtay agaasimaha guud ee wasaaradda xidhiidhka goleyaasha oo ka warbixinaysay kormeerkaasi ay ku soo martay dugsiga 31-ka May.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version