fbpx
Thursday, April 18, 2024
HomeWararkaMurashaxiinta Goleyaasha Deegaanka UCID Oo Komishanka Loo Gudbiyay

Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka UCID Oo Komishanka Loo Gudbiyay

    

Xogta murashaxiinta ka sharaxan xisbiga UCID ee u tartamaya goleyaasha deegaanka dalka ayaa maanta loo gudbiyay komishanka doorashooyinka.
Xubnaha murashaxiinta ah oo tiradoodu dhamayd 196 murashax ayaa ka kala sharaxan 18-ka degmo doorasho ee dalka.


Sida uu sheegay ku-simaha xoghayaha fuud ee xisbiga UCID C/naasir Yuusuf Cismaan Qodax, oo maanta warbaahinta la hadlay kadib markii ay nurashaxiinta degmooyinka dalka u gudbiyeen komishanka doorashooyinka.


C/naasir Qodax, waxa uu sheegay in komishanka doorashooyinku ay ka aqbaleen xogta 196-ka murashaxa ee ay u gudbiyeen.
Shirka jaraa’id ee uu xoghaye Qodax, arrintaasi kaga hadlay oo uu ku qabtay xarunta guud ee xisbiga UCID ee magaaladda Hargaysa, waxaa ku wehelinayay xoghayaha warfaafinta UCID Yuusuf Kayse C/laahi, iyo masuuliyiin kale oo xisbigaasi ka tirsan.

DAAWO: Shirka Jaraa’id ee Xoghaye Qodax:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir