fbpx
Saturday, June 3, 2023
HomeWararkaMadaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Heerka Covid-19 iyo Tallaalkiisa oo Dalka La...

Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Heerka Covid-19 iyo Tallaalkiisa oo Dalka La Keenay

    

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu ka warramay heerka xanuunka Covid-19 dalka ka gaadhay tan iyo bishii maarso ee sannadkii hore oo labadii qof ee ugu horreeyey xanuunkaas lagaga helay Somaliland.

Waxaa kale oo uu madaxweyne Biixi ka waramay inta laga baadhay, inta laga helay iyo inta u dhimatay xanuunka Covid-19.

Madaxweyne Biixi mar uu ka hadlayey Tallaalka Covid-19 oo Salaasadii dalka soo gaadhay oo uu Sabtida noqon doono qofka ugu horreeya ee qaadanaya Tallaalkaas, waxa uu

Geesta kale, Madaxweyne Biixi waxa uu sheegay in xaalad abaareed oo gurmad badan u baahan iyo arrimo doorasho dalka ka taagan yihiin, sidaas awgeedna loo baahan yahay inay Shirkadaha Shidaalka keena dalka ay dib u eegaan qiimaha ay Shidaalka ku iibiyaan, madaama lagu jiro xilli adag oo uu xanuunka Covid-19 oo fara ba’an ku hayo bulshada taasi oo ay u dheertahay biyo yaraan ka jirta qaybo dalka ka mid ah

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi waxa uu soo hadal-qaaday arrimaha doorashada iyo dhalliilaha Madaxweyne ahaan loo jeediyo.

Toddobaadyadii ugu dambeeyay waxaa si xawli ah u kordhayay qiimaha lagu iibiyo shidaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)