Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:10) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/wp-super-cache/wp-cache-phase2.php on line 1415 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:10) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 706 Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/index.php:10) in /customers/0/c/0/haldoornews.com/httpd.www/wp-content/plugins/onecom-vcache/vcaching.php on line 714 Hargaysa: Kulan Masuuliyiinta Lagu Barayo Dastuurka iyo Waddaniyadda - Haldoor News | Haldoor News
Haldoornews.com
Hargaysa: Kulan Masuuliyiinta Lagu Barayo Dastuurka iyo Waddaniyadda
March 17, 2021 - Written by Admin
    

Wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland ayaa kulan hawleed ku saabsan barashadda dastuurka iyo waddaniyadda ka furay magaaladda Hargaysa.

Kulankaasi ayay u  jeedadiisu ahayd sidii masuuliyiinta gobolka Maroodijeex iyo degmooyinkiisa iyo  kuwa laamaha dawladda loo barri lahaa dastuurka iyo waddaniyadda.

Waxaana kulankaasi oo ay soo agaasintay wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka ee Somaliland.

Iyadoo uu kulan hawleedkaasi si rasmiya u furay wasiirka wasaaradda xidhiidhka goleyaasha Maxamed Xaaji Aadan Cilmi.

COMMENTS
Arimaha Diinta